Agaasinka Waxbarashada G/Banaadir oo lugaha la galay Musuq & eedeymo heysto

Dhalinyaro ka baxday Jaamacadaha dalka oo dhowr bilood ka hor ku guuleystay iney xareeyaan Data-da ama Xogta Dugsiyada hoose, dhexe iyo Sare ee magaalada Muqdisho ayaa eedeeymo culus u jeediyey agaasinka Waxbarashada gobolka Banaadir. Kooxdan dhalinyarada ah oo ka kooban 20 xubnood oo laga soo xushay imtixaan dhalinyaro fara badan 6 bilood ka hor laga … Continue reading Agaasinka Waxbarashada G/Banaadir oo lugaha la galay Musuq & eedeymo heysto